Maajid oo noqday Somaligii ugu horeeyay ee ku guuleesta Barlamaanka Midowga Yurub
Wiil dhalinyaro ah oo asalkiisu Soomaali yahay balse heesta dhalashada dalka Britain ayaa sameeyay taariikh cusub, kadib markii loo doortay in uu kamid noqdo...
Denmark oo Qasab ku Celineysa Qaxooti kasoo jeeda Wadan Kamid ah Africa
Dowlada Dalka Denmark ayaa wada Qorsho ay Qasab ugu Celineyso Qaxooti kasoo jeeda Dalka Suudaan kuwaasi oo ku Sugan Dalkeeda.
Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Denmark...
Xisbiyada Sweden oo ku kala qeybsan Qaabilaada Qaxootiga soo galaya Midowga Yurub
ku dhawaad sadax sano guud ahaan wadamada Xubinta ka ah Midowga Yurub ayaa wada dadaal ay ku doonayaan sidii looga heshiin lahaa tirada Qaxootiga...
Migrationsverket Dadka Heesta Sharciga ku meel gaarka oo loo kordhinayo Deganaanshahooda
Sanadkii 2015 oo dalka Sweden iska dhiibeen Qaxootiga tiro badan ayaa lasoo saaray sharci dhigaya in dadka la siiyo sharci ku meer gaar ah...
Raisal Wasaaraha Denmark gabar uu sodog u yahay oo lagu qasbay inay ka tagto...
Ra’iisul wasaaraha Danmark Lars Løkke Rasmussen ayaa qaba in dalalka qaar dadka ka yimaada laga siiyo degannaansho dalkiisa.
Ra’iisul wasaaraha dalka Danmark Lars Løkke Rasmussen...
Mahad Abiib oo loo diiday Basaboorka Somaliga uu ku Safri lahaa
Sida uu sheegay Mahad Abiib oo ah Somali laga ceshtay Dhalashada Dalka Norway waxaa Muwaadinka loo diiday in la siiyo Basaboorka Dalka Somaliya si...
Qaxootiga Sharci la’anta ah oo Fursad Sharci ku heli kara Tirada Qaxootiga iska dhiiba...
Qaxootiga kasoo carara wadamada ay ka jiraan colaadaha iyo kuwa kale oo si shaqsiyan uga soo tagay dalalkooda ayaa iska dhiiba Dalka sweden hase...
Dowlada Sweden oo fududeneysa keenista iyo mideenta Qoysaska kala maqan
mudo sadax sano ayaa laga joogaa tan iyo markii Dowlada sweden ay keentay Sharci adkeenaya Qaxootiga doonaya in ay joogaan Sweden iyo kuwa kale...
Lix bilood oo Xabsi ah Qofka kaar la’an (SL) ku gala Gadiidka iyo Tareenada...
Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm dad badan ayaa u isticmaala Tareenada iyo Basaska Shirkada SL kuwaasi oo loo isticmaalo kaarka SL-ka oo shirkada...
Dowlada Sweden oo go’an kale kasoo saartay Xaduudaha laga Xiray Qaxootiga
Dowlada Sweden ayaa sanadkii 2015 xirtay xaduuda ay la wadaagto wadamada kale ee Yurub kadib markii Qaxooti badan kasoo gudbeen kuwaasi oo iska dhiibay...