Mareykanka oo bilaabay Qab-qabashada Dadka Sharci darada ku jooga Dalkiisa
Olole lagu baadi goobayo dadka magangalyo doonka ah ee sharci darrada ku jooga gudaha dalkan maraykanka ayaa laga bilaabay gobolada dalkan oo dhan Axaddii...
Denmark oo Sharuud ku xirtay Qaxootiga doonaya in dib loogu soo celiyo Sharciyadooda Deganaanshaha
Xukuumadda cusub ee dalka Denmark ayaa la sheegay inay debcisay Go’aankii adkaa ee lagula macaamili jirey dadka Muhaajiriinta ee ku nool dalkaasi, gaar ahaan...
Dowlada Ireland oo Damiin ku sii deesay Somali lagu Qabtay Qaad ay sideen
Maxkamadda Sare ee dalka Waqooyiga Ireland waxay dhegeysatay dacwad loo haystay Dareewal Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Xasan, kaasi oo lagu eedeynayo inuu...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo markale soo jeediyay in Qaxootiga la yareeyo
Todobaadka siyaasadda Almedalen ayaa lasoo afjaray waxana halkaasi khudbado ka jeediyay siyaasiyiinta Xisbiyada ka jira Dalka Sweden.
Xisbiga SD ee ku xaanbaxay Naceybta Qaxootiga imaanaya...
Sidee ugu fudud ee ku Xareesan karaa Sharciga ku meel gaarka ee iga dhacay
Mudo Sadax sano ayaa laga joogaa dadkii ugu horeeyay ee helay sharciyada ku meel gaarka ee ka kooban sadaxda sano kuwaasi oo hada u...
Gotenborg Darawal Bus oo Mobile Laga duubay Isagoo Akhrisanaya Joornal
Mid kamid ah Darawalada Kaxeeya Basaska ee Caasimada Gotenborg ayaa laga duubay Mobile Xili uu Akhrisanayay Joornal iyo Warqado.
Darawalka ayaa Kursiga Gaariga Saartay Warqad...
Booliska Norway oo lagu Ganaaxay Tarxiilida Nin Somali ah oo Awood loo adeegsaday
Waa mid kamid ah Falalka ugu adag ee ka dhacay Dalka Norway kadib markii Booliska Norway Qeybta qaabilsan Tarxiilida ay Tarxiilieen Nin Somali ah...
Sweden oo Xalay looga adkaaday Ciyaaraha Kubada Cagta Aduunka ee Hablaha
Xulka Hablaha Sweden ayaa xalay ku hungoobey inay usoo baxaan dhamaadka Koobka Adduunka.
Kulan ku qabsoomay Stade de Lyon, kaddib markii ay nus-dhamaadka kaga adkaadeen...
Sweden Imaamyo lagu xukumay in Dalka laga Tarxiilo oo Racfaan Qaatay
Sadax imaam oo uu ciidanka nabadsugidda Sweden Säpo codsaday in dalka laga musaafirayo ayaa racfaan ka qaatay go’aanka musaafirinta.
Qareenka mid ka mida imaamada ayaa...
Sharci Cusub oo Adkeenaya isticmaalka Hubka ee gudaha Dalka Sweden oo la filayo
Waxaa soconaya qorshe cusub oo ku aaddan in xeer cusub laga soo saaro adeegsiga sharci darrada ah ee qoryo gacmeedyada iyo qaraxyada, waxaana tillaabooyinka...