Thursday, July 10, 2025

Sharci Guryaha leeskaga Ceshanayo oo bilaabanaya bisha October hadaad ku kireyso Gacan labaad

0
Shirkadaha guryaha kireeya ayaa si fudud kaaga ceshan doona hadii aad gurigaaga ku kireyso gacan labaad adigoo ogolaansho ka heysan Shirkada kaa kireysay guriga. Sharcigan...

Migrationsverket Bixinta Dhalashada Bilaha ku aadan January iyo February oo ka dhamaaday Xafiiska Socdaalka

0
Waxaa si xoog leh u kordhay gabaabsiga lambarada aqoonsiga qof ee la yiraahdo personnummer tan iyo qul qulkii qaxooti ee sannadkii 2015, iyadoona dadka...

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in Qaxootiga Suuriya ay u furayaan Xuduuda Yurub

0
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn...

Moderaterna ”Qofka Sheega Kooxaha Gangiska ee dambiyada geesta waa in Xogtiisa la qariyaa”

0
Iyadoo Sweden ay kamid tahay wadamada sida aadka ah uga dhacaan Falalka ay geestaan Kooxaha gangiska ayaa Xisbiga Moderatka waxa uu soo jeediyay in...

Migrationsverket oo Shirkado ku tuhunsan iibinta Sharciyada Deganaanshaha

0
Hay’adda socdaalka ayaa tuhunsan in shirkadaha caawiya dadka lixaadkooda uusan dhammeyn in ay ka iibiyaan sharciga deganaanshaha Sweden dadyow ajaanib ah, iyaga oo u...

Xisbiyada Sweden oo dhaleeceeyay Siyaasada Xisbiga Moderaterna ee Qaxootiga Cusub

0
dhawaan xisbiga Moderaterna ayaa ka hadlay siyaasadiisa Cusub ee dhanka Qaabilaada Qaxootiga isagoo ku baaqay in hoos loo dhigo tirada Qaxootiga ee dalka qaabilayo. Xisbiga...

Xisbiga Moderatka oo soo jeediyay in aad loo yareeyo tirada Qaxootiga Sweden

0
Xisbiga Moderaterna ayaa soo jeediyay fikir la xiriira in aad loo yareeyo tirada dadka magangelyada dalkan ku hela, isla markaana aaney ka badan inta...

Qaxooti Xiran Katiinado Dahab ah iyo Kuwa sita Taleefano Qaali ah oo ku xayiran...

1
Dhoor maalin waxaa bada u dhaxeysa Taliyaaniga iyo Liibiya ku xaniban Qaxooti Afrikan ah kuwaasi oo loo diiday galitaanka Dalka Taliyaaniga. Diidmada Kadib waxaa dhacday...

Migrationsverket Tirada Qaxootiga iska dhiibay Sweden Sanadkan kala barkiisa oo hoos u dhacday

0
Tan iyo Sanadkii 2013 Waxaa hoos u dhacday tirada Qaxootiga iska dhiibay Dalka Sweden sida ay muujineyso Tirakoob ay soo saartay Xafiiska tirakoobka laanta...

Germalka oo Dib u Celinaya Qaxootiga qaar ee Fasaxa ku taga Dalalkooda

0
Dalka Germalka oo kamid ah Wadamada ugu weyn ee Qaxootiga ugu badan qaabilay ayaa bilaabay Qorsho uu kula xisabtamayo Qaxootiga Sharciga heesta ee Suuriyaanka...