Friday, September 12, 2025

Norway oo kordhisay Sharuudaha Luuqada ee qaadashada dhalashada ama basaboorka weyn

0
Dowlada norway ayaa horay u soo saartay sharuudo adag oo lagu qaadanayo basaboorka weyn waxaana kamid ah dhanka luuqada hase yeeshee nuuca imtixaanka ee...

Turkiga oo diyaarad Ambalaas ah u soo diray Aabo Caawin ku waayay Sweden

0
Aabahey aad ayuu u xanuunsan yahay waxaa laga helay Xanuunka Coronavirus lakin Sweden kama helin wax caawin ah waa erayo ay baraha bulshada ku...

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...

Sharci lagu hakinayo kaarka Deganaansha Mareykanka oo Madaxweyne trump saxiixay maanta

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu saxiixay amar madaxweyne oo uu si kumeelgaar ah ugu joojinayo ansixinta qaar ka mid ah kararka deganaanshaha...

Sharci Cusub Qofka doonaya in uu Sweden joogo waxaa waajib ku ah barashada Dalka

0
Dowlada oo kaashaneysa Labada Xisbi ee L iyo C ayaa isku raacay Sharci Cusub kaasi oo Quseeya Qofka Doonayo in uu helo ogolaansho ah...

Donald Trump oo joojiyay Qaxootiga soo gali lahaa Dalka Mareykanka

0
Kadib war qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Twitterka Madaxweynaha Mareykanka ayuu ku joojiyay qaxootiga gali lahaa wadanka si kumee gaar ah. Warka Qoraalka...

Germalka oo Qaxooti kasoo qaaday Wadanka Giriiga xili Coronavirus lala tacaalayo

0
Sida maanta aya shaaciyeen warbaahinta Dalalka Germalka Iyo Gariiga Dowlada Germalka ayaa Qaxooti kasoo qaaday Kaamam ku yaalla Wadanka Gariiga. Qaxootiga Germalka uu soo qaaday...

Norway oo go’an ka gaartay Somalida Sharci sugayaasha ah

0
Dowlada Norway ayaa ugu danbeyn go'an ka gaartay somalida sugeysay sharciga daganaanshaha oo horay loogu sheegay in dib loogu laabanayo sharciyadooda madama xalaada Muqdisho...

Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus

0
Cunnadu miyeysan kuu dhadhamin?  Waxay taasi astaan ​​u noqon kartaa inuu ku saameeyay fayraska corona. Xogta waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee...

Dowlada Sweden oo bilowday Xiritaanka qeybo kamid ah Iskuulada Wadanka

0
Dawladda iyo heeyada caafimaadka bulshada ayaa si wadjir ah kula taliyey maamullada dugsiyada sare (gymnasiet) jaamacadaha iyo waxbarashada dadka waaweeyn ee Komvux in ay...