Friday, September 12, 2025

Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka heesta diidmada ee Somaliya iyo Ciraaq kasoo jeeda

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Socdaalka ee dalka Sweden, Morgan Johansson, ayaa sheegay in dowladda Sweden ay culeys saari doonto dowladaha Ciraaq, Lubnaan, Iran iyo somaliya...

Migrationsverket-ka oo war kasoo saaray Qaxootiga is dhiibay Sanadkii 2015

0
Hay'ada Socdaalka Sweden ee Migrationsnerket ayaa qoraal ay kasoo saartay Qaxootiga iska dhiibay Dalka sanadkii 2015 ku sheegtay in Dadka is dhiibay badankooda ay...

Norway ”Waxaan Sharciga siineynaa Dadka gacanta u galay Kooxaha Wax tahriibinta ka ganacsada”

0
Dowlada Norway ayaa wax badan ka badashey hanaanka Qaxootiga Dalkeeda waxana ay shaaca ka qaaday in ay sharciga siineyso qofka ganacta u galay kooxaha...

Nyamko Sabuni ” Luuqad halagu Xujeeyo Dadka ka shaqeeya goobaha Dadka waayeelka lagu Xanaaneeyo...

0
Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Nyamco Saboni oo shir jaraa'id Qabatay maanta ayaa dowlada u jeedisay in Sharuud dhanka luuqada lagu xiro Dadka ka shaqeeya Goobaha...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Barlamaanka Ingariiska oo Ansixiyay Sharci Cusub iyo Sharuudo Quseeya Ajaanibta

0
Barlamaanka Dalka ingariiska ayaa ugu danbeyn maanta waxa uu ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo horay dowlada ingariiska u soo saartay waxana sharcigan cusub uu...

Maxaad ka taqaan Sharciga dhawaan bilaabanaya (ebo-lagen) ee Qaxootiga looga joojiyay dagitaanka goobta ay...

0
dood adag ayaa ka taagan sharciga (ebo-lagen) ee la sameeyay sanadkii 1994 doodiisa ayaana timid kadib markii dhawaan lagu sameeyay isbadal cusub isbadalkaasi oo...

Taliyaaniga oo Sharci siinaya Qaxooti gaaraya 600,000 kun Cudurka Corona dartii

0
Dowlada Taliyaaniga ayaa ku dhawaaqday in ay sharci siineyso Qaxooti ku sugan Dalkaasi ee aan heysan Sharciga dalka go'anka dowlada ayaa yimid kadib markii...

Maxaa ka jira in Norway ay Sharciga siisay 1600 qof oo Somali ah

0
Warbaahinta VOA ayaa wareysi ay dhawaan bixisay ku shaacisay in Somali gaareysa 1600 kun oo Somali ah ay dowlada Norway ka heleen sharciga wareysigaasi...

Qofka hela diidmo waa in uu sugaa mudo 10 sano ah (Hindise Cusub)

0
Gudiga Arimaha Siyaasada ee Barlamaanka Sweden ayaa ka fakaraya Hindise dhigaya in Qofka hela diidmada uu sugo mudo 10 sano ah hadii uu doonayo...