Tuesday, July 15, 2025

Qiimaha saliidda oo hoos u dhacay kadib go’anka Cusub ee Ruushka

0
Qiimaha saliidda ayaa aad hoos ugu dhacay ka dib markii wasiir ku xigeenka difaaca ee Ruushka uu sheegay inay "aad u dhimi doonaan" weerarrada...

Wadahadallada u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine oo ka furmay Magaalada Istanbul

0
Wadahadallada u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta oo Talaadada ka furmay Istanbul  sida uu sheegay xubin ka tirsan wafdiga Ukraine. - Natiijooyinka kulanka maanta...

Maraykanka oo ku dhawaaqay tirada Qaxootiga uu kasoo qaadanayo Dalka Ukraine

0
Madaxweyne Joe Biden ayaa xaqiijiyay in Mareykanka uu qaabili doono 100,000 kun oo qaxooti ah oo ka imaanaya Ukraine. -Dhammaan dalalka dimuqraadiga ah ee dunidu...

Wasiirada Arrimaha gudaha ee Midowga Yurub oo isku raacay qorshe ka dhan ah tahriibinta...

0
Isniintii, wasiirada arrimaha gudaha ee Midowga Yurub ayaa kulan ay yeesheen kaga hadlay dagaalka Ukraine iyo qulqulka qaxootiga. Wasiirada ayaa isku raacay qorshe looga hortagayo...

Haweeney 25 Sano Ka Hor Saadaalisay Cida ku guuleysaneysa Dagaalka Ukraine

0
Haweenay indhool ah oo beri hore dhimatay ayaa saadaalisay in Ruushku uu ku duuli doono Ukraine iyo weerarradii 9/11 ayaa sheegtay in Vladimir Putin uu noqonayo ‘Odayga Adduunka’. ”Dad badan ayaa...

Zelenskyj oo tanaasul Sameeyay Xili Ruushka iyo Ukraine ay yeelanayaan wadahadalo nabadeed oo cusub

0
Ergooyin ka socda Ruushka iyo Ukraine ayaa Isniinta ama Talaadada ku kulmi doona Istanbul si ay dib u bilaabaan wadahadallada heshiis nabadeed. Axadii, madaxweynaha Ukraine...

Dowlada Germalka oo Lacag Dheeraad ah Siineysa Dadka Shaqeeya iyo Qoysaska

0
Xisbiyada Dalka Germalka gaar ahaan kuwa dowlada qeybta ka ah ayaa gaaray heshiis cusub oo lagu caawinayo dadka ku nool Dalka. Dadka Shaqeeya ayay dowlada...

Dowlada Britain oo sheegtay in Ciidamada Ukraine Lagu hareereesanyahay

0
Ciidamada Ruushka ayaa sida muuqata isku dayaya inay hareereeyaan ciidamada dowladda ee ku sugan bariga Ukraine, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Britain. Waxaan ka...

Sirdoonka Ukraine oo soo bandhigay Qorshaha Ruushka ee Ukraine la doonayo

0
Ruushka ayaa hadda wada qorshe uu labo u kala qeybinayo Ukraine, sida uu sheegay madaxa sirdoonka milatariga Ukraine. War qoraal ah oo uu soo saaray...

Ciidamada Ruushka oo la wareegay gacan ku haynta Magaalada Slavutych

0
Ciidamada Ruushka ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Slavutych, oo u dhow warshadda tamarta Nukliyeerka ee Chernobyl, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ukraine. Askarta Ruushka...