Madaxweynaha Midowga Yurub oo ku sugan Caasimada Kyiv
Madaxweynaha Midowga Yurub Charles Michel ayaa subaxnimadii Arbacada booqasho ku tagay caasimadda Ukraine, halkaas oo uu kula kulmi doono madaxweyne Volodymyr Zelensky.
- Maanta Kyiv...
Qabsashada Balanta Basaboorka Sweden oo Qaab Cusub laga dhigay laga bilaabo Caawa
Booliiska dalka Sweden ayaa soo bandhigay shuruudo cusub oo ah in ballan lagu qabto qaadashada baasaboorka ama warqadda aqoonsiga.
Sida ku cad shuruudahaas, ballamaha waxaa lagu...
Maraykanka oo sheegay in Ukraine heshay Diyaarado Dagaal
Ukraine ayaa heshay diyaarado dagaal iyo qaybo ka mid ah qalabka si ay u xoojiyaan ciidamada cirka, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Maraykanka.
Si...
Maxaa iska badaley Sharuudaha lagu helo Deganaanshaha Rasmiga ee Sweden
Waxaa mar kale lasoo gaaray waqtiga la Cusbooneysiinayo Daganaanshaha Dalka Sweden iyadoo sanadkii hore ay jireen Dad badan oo helay Sharciga oo kumeel gaar...
Wararka ugu Danbeeyay Ruushka oo bilaabay Dagaalkiisa Cusub ee Bariga Ukraine
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Talaadada 19 Abriil
* Madaxweynaha Ukraine ayaa sheegay in ciidamada Ruushku...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 18 Abriil
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Isniinta 18 April.
* Madaxweyne Volodymyr Zelenskyj ayaa ka digay in...
Rasmus Paludan oo mar kale Codsaday inuu ku laabto Linköping iyo Norrköping
Rasmus Paludan oo ah xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish ayaa doonaya inuu mar kale ku gubo quraanka kariimka ah ee Linköping iyo Norrköping, balse...
Örebro: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo lagu gubay...
Ugu yaraan sagaal askari oo bilays ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo ay la galeen dad mudaaharaadayay markii uu xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish...
Xaafada Rinkeby oo Askari Boolis ah lagu Dhaawacay, Halka 8 Qof lagu Xiray
Nin booliis ah ayaa ku dhaawacmay rabshado galabnimadii jimcaha ka dhacay xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm , kaas oo looga soo horjeeday xagjirka garabka...
Faafaahin: Rabshadaha ka dhacay Xaafada Rinkeby ee Quraanka lagu Gubay Maanta
Maanta oo Jimco Xaafada Rinkeby waxaa ka dhacay Rabshado ku aadan nin Cunsuri ah oo doonayay inuu halkaasi ku gubo Quraanka Kariim.
Xiliga dhacdada lagu...