Ilo-muhiim ah: Sweden oo Codsaneysa Xubinimada NATO Isniinta soo Socta
Wargeyska Expressen oo soo xiganaya ilo-wareedyo aan la magacaabin ayaa sheegay in Sweden ay soo gudbin doonto codsiga ku biirista Ururka NATO isla marka...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine ( 12 May )
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 12 May.
Askari Ruush ah oo la sheegay in uu...
Rasmus Paludan oo ogolaansho ka Helay Västerås si uu ugu qabto Dibad-bax Maalinta,,
Rasmus Paludan oo ka tirsan garabka midig ayaa booliska ka helay ogolaansho uu ku qabanayo waxa uu ugu yeeray “ isu soo bax doorasho” oo ka...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 10 May
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaadada, May 10.
Odesa ayaa lagu garaacay 7 gantaal habeenkii isniinta,...
Khudbadii Madaxweyne Ruushka uu ka jeediyay Sanad-guurada 9 May
Ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine ayaa difaacaya dhulka aabayaasheena Vladimir Putin ayaa khudbadiisa ku sheegay maalinta guusha Ruushka. Ma uusan sheegin wax hanjabaad...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine, 6 May
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 6 May.
* Waxaa socda wareeggii saddexaad ee daad...
Ruushka oo Sameeyay Dhoolatus Hubka Nukliyeerka, Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ukraine (5 May)
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 5 May.
* Sweden ayaa ka heshay Maraykanka dammaanad...
Wararka ugu Danbeeyay Duulaanka Ruushka ee Ukraine 4 May
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 4 May.
* Komishanka Yurub ayaa soo jeedinaya cunaqabatayn cusub soo...
Germalka oo balanqaad u sameeyay Sweden hadii ay ku biirto NATO
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa carabka ku adkeeyay in hadii Sweden ay go'aansato in ay ku biirto NATO, ay heli doonto taageero buuxda oo Germany .
Tani waxay...
Rasmus Paludan oo Quraanka Kariimka ku gubay Maanta Stockholm iyo Uppsala
Siyaasiga Danish-Swedish ee xagjirka ah ee garabka midig ee Rasmus Paludan ayaa isu soo baxyo ku qabtay Stockholm iyo Uppsala. isagoo halkaasi ku gubay...