Friday, June 13, 2025

Wararka ugu Danbeeyay Duulaanka Ruushka ee Ukraine: 16 May

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Isniin 16 May. * Machadka Tankesmia ee Daraasaadka Dagaalka (ISW) ayaa...

Akhriso:- Taariikhda Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

0
Waxaa caawa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii...

War Hada AH: Xasan Shiikh oo noqday Madaxweynaha Cusub ee Dalka Somaliya

0
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Somalia hogaamin doona afarta sanadood ee soo socota ka dib markii wareegii ugu dambeeyey ee...

Raisal Wasaaraha Somaliya oo Raadiyaha Sweden uga Waramay Doorashada Dhaceysa iyo Xaalada guud

0
Maalinta bari ayaa lagu wadaa in doorashada Dalka Somaliya ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Doorashada ka hor Raisal Wasaaraha Somaliya Rooble ayaa la hadlay warbaahinta...

Ciidamada Ruushka oo isaga baxay magaalada Kharkiv

0
Ciidamada Ruushka ayaa ka baxaya magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine ee Kharkiv, sida ay mas’uuliyiinta dalkaasi sheegeen Sabtidii. Shaqaalaha guud ee Ukraine ayaa sheegay...

Sweden oo ku dhawaaqay inay Lacagta Kaalmada ka Jareyso Ururada Diimaha Hadii ay Sameeyaan...

0
Dawladdu waxay ku dhawaaqday in ay si weyn uga shaqaynayso dib u eegis lagu samaynayo shuruudaha dimuqraadiga ah ee deeqaha la siiyo ururada diinta,...

War Xasaasi ah: Ruushka oo korontada ka jartay Finland

0
Shirkadda Korontada ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay sahayda korontada ee Ruushka ilaa Finland, laga bilaabo kowdii habeenimo.  RAO Nordic, oo ah shirkad hoos...

Erdogan: Waa qalad in Sweden iyo Finland loo ogolaado inay ku biiraan NATO

0
: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ay khalad tahay in Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, isagoo tixgelinaya in ku biiritaanka labada dal...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ( 13 May )

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 13 May. *Maraykanku waxa uu Ruushka ku eedeyay in uu...

Go’an Taariikhi Ah: Madaxda Dalka Finaland oo ogolaaday inay ku biiraan NATO

0
Go’aan taariikhi ah, madaxweynaha Finland Sauli Niinisto iyo ra’iisul wasaare Sanna Marin ayaa sheegay in Finland ay soo gudbineyso codsi ku aaddan ka mid noqoshada...