Friday, January 24, 2025

Dowlada Denmark oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga Somalida ee Sharciga laga ceshay iyo Sababta.

0
Hay.ada laanta socdaalka Dalka Denmark ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga somalida ee sanadkan laga ceshtay sharciga dalka Denmark. Sida ay Hay.ada soo bandhigtay ku dhawaad...

Norway oo laga Celiyay Sanadkan ku dhawaad 5,000 kun oo Ajaanib ah Wadankee ugu...

0
Ku dhawaad ​​5,000 oo ajaanib ah ayaa laga tarxiilay Norway sanadkan Bilayska Noorweey ayaa dhoofiyay 4,722 kun ajaanib ah 11kii bilood ee ugu horreeyay...

Kala Bar Dadka Sweden oo u codeeyay in Qaxootiga laga yareeyo ama laga joojiyo.

0
In kabadan kala bar ka mid ah dadka iswiidhishka ah ayaa doonaya in ay yaraadaan ama la joojiyo soogalooti. Tani waxaa lagu sheegay warbixinta...

Sharci Cusub oo ka bilaabanaya Dalka Norway Horaanta Sanadka Cusub ee 2019.

0
Laga bilaabo sannadka cusub, isticmaalka taleefanada gacanta ee baabuurta waxaa lagu ciqaabi doonaa laba dhibcood oo ku jiridoona liisan kaarka darawalnimada. Haddii loo baahdo, tirada...

Annie Lööf iyo Björklund oo Taageeraya Stefan Lövfen hadii uu Buuxiyo Sharuudaha Soo Socda.

0
Labada Xisbig ee kala Ah Centerpartiet iyo Liberalerna ayaa u muuqda kuwa taageeraya Xisbiga Socaildemokraterna hadii uu buuxiyo Sharuudahooda. labada Xisbiga ayaa soo jeediyay isku...

Maxkamada Midowga Yurub oo Sharci Cusub kasoo saaray Qaxootiga Heesta Sharciga Deganaanshaha.

0
Maxkamada ugu sareysa Midowga Yurub qeybteeda Cadaalada ayaa soo saartay go.an quseeya qaxootiga ku sugan wadamada Yurub ee heesta Sharciga deganaanshaha Rasmiga. Xukunka Maxkamada ayaa...

Midowga Yurub oo diiday joojinta Sharci lagu soo Rogay Dalka Sweden oo Mamnuucaya.

0
Maxkamada Yurub ayaa maanta ku dhawaaqday in ay sii soconeyso Mamnuucida Tubaakada loo yaqaano (snus) taasi oo laga mamnuucay Wadamada Yurub marka laga reebo...

Sweden oo Qaxooti dib ugu celisay Wadamadooda Habeenkii Xalay iyo Banaanbaxyo dhacay.

0
Habeenkii Xalay waxaa dib loogu celiyay Dalkooda Qaxooti kasoo jeeda Dalka Afganistan kuwaasi oo dhameestay Waqtiga loogu tala galay in ay ku noolaadaan Guryaha...

Kamuuno ama Dagmooyin Dalbaday Qaxooti Cusub in ay soo gaaraan.

0
Mudo 3 sano kadib oo laga joogo Qaxootigii ugu badnaa ee Dalka Sweden Soo gaara Sanadki 2015 waxaa markii ugu horeysa Kamuunada qaar soo...

Go,an ay gaartay Maxkamada Sare ee Migrationsverketka oo Caawindoona Mideynta Qoysas badan.

0
tan iyo Sanadkii 2015 waxaa dalka sweden ka bilowday Sharciyo ku meel gaar ah kaasi oo dhigaya in Qofka Sharciga ku meelgaarka hela aanan...