Booliska Dalka Mareykanka oo soo bandhigay Magaca wiil Somali ah oo lagu dilay Minnesota
Booliska magaalladda Rojester ee Gobalka Minnesota ee dalkaasi waxay sheegeen in maydkii Ninka Soomaaliga ee dhawaan laga helay waddo ku taalla magaalladaasi,kaasi oo lagu...
Maxaad kala socotaa kabixitaanka Dowlada UK ee midowga yurub EU iyo dhibaatada ka hortaagan...
Dowlada ingariiska ama boqortooyada UK ayaa ku howlan sidii ay kaga bixi laheyd dowladaha isku tagay ee midowga yurub kuwaasi oo leh calan gooni...
Ilhaan Omar oo markale sheegtay hadal dood ka dhaliyay gudaha Dalka Mareykanka iyo warbaahinta.
Ilhan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congresska dalka Mareykanka ayaa mar kale dood iyo caro ka dhax abuurtay Xisbiga ay katirsan tahay ee Dimuquraadiga...
Magacyada Dhalinyaro Somali ah oo lagu dilay Caasimada London ee Dalka ingariiska.
Ayuub oo ah wiil 16 sano jir ah oo ka soo jeeda Soomaaliya ayay kooxo ku hubaysan midiyo ku dileen Magaalada London.
Wiilkaan ayay horay...
Sweden oo meel adag ka joogtay Shirka ka socda Brussels ee qorshaha qaabilaada Qaxootiga...
Sweden ayaa meel adag ka joogta qorshaha dalalka yurub ay ku doonayaan in lagu qaabilo qaxootiga ka imaanaya wadamada dhibaatada ka jirto ee soo...
Maxkamadaha Faransiiska oo Sharciyada siiyay dadkii diidmada ka helay laanta socdaalka.
Hay'ada laanta socdaalka dalka Faransa oo qaabishay qaxooti badan ayaa badankooda siisay Sharciyada lakin qaarkood ayaa helay diidmo kadib markii ay yeesheen faro wadamo...
Migrationsverket-ka oo kordhisay tirada Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Qaarada Africa.
hay'ada laanta socdaalka u qaabilsan sweden ee migrationsverket ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadkan taasi oo ugu badan qaxootiga laga soo qaadayo...
Raisal wasaarada Dalka Norway oo qaadashada lacagta ceyrta ee Ajaanibta ku xirtay barashada luuqada...
Dowlada Dalka Norway ayaa adkeneysa qaabka Qaxootiga ku helaan lacagta ceyrta iyadoo soo kordhineysa Sharuudo adag oo ay kamid tahay barashada luuqada qofka doonaya...
Sweden oo ganaaxday Gabar hakisay diyaarad lagu musaafurin lahaa nin Afganistani ah.
Gabadh xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqda oo reer Sweden ah ayaa lagu ganaaxay 3,000 krona oo u dhiganta 324 doolar, ka dib markii ay isku...
Hadii aad Wadato Gaari Xiliga Barafka Fadlan Ha Hilmaamin Qalabkan Muhiimka kuu Ah.
Guud ahaan Dalalka Caalamka gaar ahaan kuwa dhaca Yurub iyo America waxaa si xoogan kaga da'a Baraf Xoogan kaasi oo keena Saameyn gaar ahaan...