Home Wararka Caalamka Canada oo Shaacisay Tirada Qaxooti Somali ah oo ay ka qaadaneysa Dalka...

Canada oo Shaacisay Tirada Qaxooti Somali ah oo ay ka qaadaneysa Dalka Australia

0

Canada waxay shaacisay in ay Dalka Australia ay kasoo qaadaneyso Qaxooti gaaray 240 Qaxooti ah.

Qorshaha Dowlada Canada Ku soo qaadaneyso waxaa iska kaashanaya Dowlada iyo Hay’adda UNHCR oo dhanka Qaxooti u qaabilsan Aduunka.

Australia ayaa Qaxootigan u diiday Sharciga waxayna ku dhibaateysanyihiin Dalkaasi 150 kamid ah waxay ku jiraan Xaruun Qaxooti loomana ogola in Banaanka u baxaan.

Canada ayaa horay u balan qaaday in uu Qaxooti kasoo qaadanayo Caalamka waxana ay u qabtaan mudo 3 sano ah in ay ku dhameestiraan tirada ay Qaxooti ahaan u qaadanayaan.

Canada ayaa ah Dal Qaxootiga ku sugan ee Sharci la’anta ah ay shaqeysan karaan si lamid ah Dadka kale.

Somaliska Canada

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here