Home Wararka Caalamka Canada, Australia iyo Japan oo cunaqabatayn kusoo rogay Ruushka

Canada, Australia iyo Japan oo cunaqabatayn kusoo rogay Ruushka

0

Canada ayaa raacday xulafadeeda reer galbeedka waxayna cunaqabatayn dhaqaale kusoo rogaan Ruushka. Waxaa intaa dheer in wadanku uu ciidamo dheeraad ah u dirayo bariga Yurub waxaa sidaasi oo kale sameeyay Australia iyo Japan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here