Home Wararka Caalamka Trump oo amaanay xeeladaha Ruushka uu ku wajahayo Dalka Ukraine

Trump oo amaanay xeeladaha Ruushka uu ku wajahayo Dalka Ukraine

0
President Donald Trump speaks from the Oval Office of the White House as he gives a prime-time address about border security Tuesday, Jan. 8, 2018, in Washington. (Carlos Barria/Pool Photo via AP)

Donald Trump ayaa sheegay in tabaha uu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka wado Ukraine ay yihiin kuwo aad u qurux badan, isla markaana aanay xiisadda waligeed abuuri karin haddii uu madaxweyne ahaan lahaa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here