Warbixin dhawaan lasoo saaray ayaa lagu sheegay in dadka ajaanibta ay yihiin dadka ugu badan ee geesta dambiyada.
Warbixintan oo soo saartay Golaha Ka Hortagga Dembiyada (BRÅ) ayaa sidoo kale lagu sheegay in sanadihii 2007 iyo 2018 ay hoos u dhaceen tirada dadka looga shakisanyahan dambiyada.
Dadka geesta dambiyada ayaa ku dhashay Sweden lakin Aabaha ama hooyada ayaa lagu sheegay kuwa kasoo jeeda dibada.
Sida laga soo xigtay BRÅ, kala duwanaanshaha ka dhex jira kooxaha dadweynaha ee kala duwan ayaa la rumeysan yahay inay sabab u tahay gaar ahaan dhaliyarada.
Somaliska Stockolm
Wararka kale ee Maanta
AD