Dowlada Danmark, ayaa rabtaa inay sii xoojiso xannibaadaha corona waxana hada eegeysaa in qofka sharuud looga dhigo warqada ama shahaadaha Corona marka uu tagayo kooxda shaqada.
Soo jeedinta cusub ayaa la filayaa in Barlamaanka uu go’aan ka gaaro berri in wadanka uu ka bilowdo sharcigan.
shuruudaha waxaa kamid ah in baasaboorka corona lagaga rabo dhammaan goobaha shaqada ee dowladda iyo dhammaan waxbarashada dadka waaweyn iyo dhalinyarada.
Intaa waxaa dheer, dawladdu waxay soo jeedinaysaa shuruudo dib loo soo celiyay oo ku saabsan ilaalinta afka ee goobaha ganacsiga iyo gaadiidka dadweynaha.
Wararka kale ee Maanta
AD