Wadanka Shiinaha ayaa sheegay in mid kamid ah Gataalada uu u riday Cirka uu ka lumay qadkii lagu waday isla markana la aqoon halka uu aaay.
Arintaasi ayaa keentay wal-wal xoogan oo soo wajahday dunida caalamka taasi oo ku aadan halka uu aadayo Gantaalkaasi.
Stockholm: Barofisarka cilmiga Astrophysics ee Jaamacadda Umeå Patrick Norkvist ayaa sheegay in gantaalka “lumay” ee Shiinaha uu “dhaqso ugu dhici karo Yurub.
Waxaa loo badinayaa in uu ku dhicidoono meel u dhexeysa Faransiiska, Talyaaniga iyo Spain, ayuu ku yidhi isagoo la hadlaya Aftonbladet maanta.
Saynisyahannadu waxay filayeen in gantaalku uu u dhici doono qaab burbursan ka dib markii uu ololay markii uu dhex galay jawiga meeraha.
Wararka kale ee Maanta
AD