Dhowr waddan oo aan ku jirin Danmark ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee ka socda AstraZeneca, ka dib kiisaska dhiig-xinjirowga lagu arkay dadkii lagu talaalay, wax yar uun ka dib markii ay ku xanuunsadeen tallaalada .
Wadamada ayaa kala ah Austria, Estonia, Lithuania, Luxembourg iyo Latvia. Waxay ku wargelinaysaa Euronews sida uu sheegayo Ritzau.
Ma cadda in tallaalku uu leeyahay sababta tooska ah ee xinjirowga dhiigga.
Lasoco Wixii ku soo kordha
Somaliska Denmark
Xigasho/DK
Wararka kale ee Maanta
AD
Waa sax aniga ayaa beryahaan isku arkay lugta oo i kabaabayoota markaan cabaar fadhiyo sidoo kale habeenkii gacanta oo i ka aabiyootaan soo kacaa talaalka qeybta hore ayaan qaatay qeybta labaad weli ma qaadan.