Laga bilaabo Oktoobar 19, waxaa jiri kara
sharciyo cusub oo ku saabsan fayraska loo yaqaan ‘corona virus’.
Xeerarka Cusub maahan kuwa laga bilaabayo wadanka oo dhawan waa kuwa Quseeyo goobaha sida aadka uu Xanuunka uga jiro.
Haddii fayraska loo yaqaan ‘corona virus’ uu ku fido meelo badan gobolada dalka Iswiidan
Dadmo walbo waxay go’an ka gaari kartaa xeerkaan Cusub si gooni u ah.
Sharciyada Waxay noqon karaan inaadan bas qaadan, ama aadan aadin dukaamo waa weyn oo dad badani joogaan. Ama booqan guryaha waayeelka.
Sidaas waxa yidhi khabiiro ka tirsan wakaaladda caafimaadka bulshada Talaadadii maanta.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD