Home Wararka Caalamka Denmark oo laga diiwaangaliyay kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus 377 Kiis

Denmark oo laga diiwaangaliyay kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus 377 Kiis

0
Photo: Lars Wallin/DK

Wadar ahaan 377 muwaadin ayaa laga helay Cudurka Corona mudada 24-kii saac ee la soo dhaafay , warbixintii ugu dambeysay ee ka soo baxday maamulka caafimaadka ee Denamrk ayaa muujineysa.

Tan iyo markii uu virusku ka bilowday Denmark,ku dhawaad  30,057 qof oo cudurka qaba ayaa laga diiwaan galiyay wadankaan guud ahaan.

Waxaa jira dad u dhintay xanuunka Corona , iyadoo 120 la dhigay isbitaalka qeybta deg dega ah. Taasi oo ka badan 15 tirada shalay la diiwaangaliyay.

Markii ugu sarreysey waxay aheyd horaantii Abriil, 500 bukaan ayaa la dhigey qeybaha isbitaalka ee wadanka.

ugu danbeyn

Subaxnimadii Isniinta 1.74 milyan oo muwaadiniin ah ayaa codsaday saddex wiig oo mushaharkooda fasaxa ah.Tani waxaa sheegay ATP, oo maamusha lacagaha,

1.74 milyan oo deenish ah ayaa wadajir u dalbaday ilaa 38 bilyan oo koron, oo badhkood la bixiyay cashuurta ka dib.

Somaliska Stokcholm

turjumay Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here