Motsatser: Ereyo Lid isku ah (iska soo horjeeda)

Motsatser (Ereyo lid isku ah)

En antonym är en motsats till något annat ord, det vill säga att det betyder tvärtom.

Antonym (ama motsats) waa erey lid ku ah erey kale waxaana la oran karaa ereyo iska soo horjeeda.

SVENSKA SOMALISK   SVENSKA SOMALISK
dyr Qaali ah   billig Raqiis ah
ny Cusayb ah   gammal Duug ah
stor Weyn   liten Yar
hög Sarreeya   låg Hooseeya
kall Qabow ah   varm Kulayl ah
bra Fiican   dålig Xun
bred Ballaaran   smal Dhuuban
tung Culus   lätt Fudud
sjuk Xanuunsan   frisk Fiyow
pigg Firfircoon   trött Daallan
lång Dheer   kort Gaaban
rak Toosan   Krokig Qalloocan
vacker Qurxoon   ful Foolxun
nära Dhow   avlägsen Dheer (fog)
glad Faraxsan   ledsen Murugaysan
ljus Iftiimaya   mörk Mugdi ah
mätt Dharagsan   hungrig Gaajaysan
svår Adag   lätt Sahlan
tidig Kallahsan   sen Daahsan
stark Xoog leh   svag Daciif ah
torr Qoyan   våt Qallalan
flitig Howlkar ah   lag Wahsilow ah
smal Caato ah   tjock Buuran
rik Taajir ah   fattig Faqiir ah
ren Nadiif ah   smutsig Wasaq ah
lugn Xasilloon   orolig Welwelsan
modern Casri ah   omodern Qadiim ah
svart Madow ah   vit Caddaan ah
ung Ilmo ah   gammal Waayeel ah
mycket Waxbadan ah   lite Waxyar ah
vän Saaxiib ah   fiende Cadaw ah
vuxen Qaangaar ah   barn Ciyaal ah
         
slö Saawir ah (middi)   vass Afbadan (middi)
rätt Sax ah   fel Qalad ah
snål Bakhiil ah   generös Deeqsi ah
mager Caato ah   korpulent Shuluq ah
modig Geesi ah   feg Fulay ah

 

SVENSKA SOMALISK   SVENSKA SOMALISK
utländsk Shisheeye ah   inländsk Sokeeye ah
myndig Baaluqay   omyndig  
sann Run ah   falsk Been ah
grym Arxanlaawe ah   barmhärtig Naxariis badan
avundsjuk Xaasid ah      
tålmodig Dulqaad badan   otålig Aan samir lahayn
sur Dhanaan ah   söt Macaan ah
lycklig Faraxsan   olycklig Murugaysan
öppen Furan   Stängd Xiran
dum Doqon ah   klok Xariif ah
mjuk Jilicsan   hård Kakan (adag)
rigid Qallefsan   flexibel Dabacsan
skämt Kaftan ah   allvar Dhab ah
verklig Waaqici ah   fiktiv Khiyaali ah
onödig Aan daruuri ahayn   nödvändig Daruuri ah
liv Nool   död Dhintay
förbjudet Mamnuuc ah   tillåten Mubaax ah
tillfällig Kumeelgaar ah   permanent Joogto ah
         
demokratisk Talo Wadaag ah   diktatorisk Kaligiis talis ah
borgerlig Hanti goosi ah   socialistisk Hanti wadaag ah
bullersam Buuq badan   stillsam Deggen (xasilloon)
aktsam Taxaddir badan   vårdslös Keerlees ah
långsam Tartiib ah   snabb Deg deg ah
lika Isku mid ah   Olika Kala duwan
synlig Muuqda (loo jeedo)   dold Qarsoon
hemlig Sir ah   offentlig  
känd Caan ah   okänd Qariib ah
grumlig     klar Cad (saafi ah)
artig Edeb leh   oförskämd Anshax daran
fullständig Kaamil ah   ofullständig Qabyo ah
galen Waalan   sund Fiyow
erfaren Waaya arag ah   orutinerad Badaw ah
möjlig Macquul ah   omöjlig Qeyrumacquul ah
skamlig Ceebaysan   ärofull Sharfan
pessimistisk Dayro badan   optimistisk Saadaal fiican
avundsjuk Xaasid ah      
         
         

 

 

ord och motsatsord (en bok som handlar om tusen motsatser och mer)

2 Comments

  1. Kulmie
    November 28, 2011 #

    Ereyo badan ayaa jira oo iska soo horjeeda fadlan hadii aad hayso ereyo sidaas oo kale iska soo horjeeda iyo macnahooda kusoo dar …
    Tack på förhand

  2. Abdirahman
    December 6, 2011 #

    Svenska somaliska svenska somaliska
    Mörker Mugdi ljus Iftiin
    Fin Dhuuban vidd Ballac
    Tjej Gabar Kille Wiil
    Ner Hoos Upp Kor
    In Gudahah Ut Banaanka
    Fram Hore Bak Gadaal
    avslagit Diiday antagit Aqbalay
    Lugn Dagan orolig rabshad Badan
    Tyslåten Qof afgaban Pratig Qof hadal badan
    Går upp Kordhaya Går ner Hoos u dhacaya

Leave a Reply