Home Wararka Maanta Qaxooti Somali ah oo Dowlada Norway ka dalbaday in Dib loogu celiyo...

Qaxooti Somali ah oo Dowlada Norway ka dalbaday in Dib loogu celiyo Dalkooda.

0

Dowlada Dalka Norway ayaa Sheegtay in Qaxooti badan oo dalkeeda iska dhiibay ay codsadeen sidii dib loogu celin lahaa Dalkooda.

Hay,ada Qaxootiga ama Soogalootiga u Qaabilsan Dalka Norway ee loo yaqaano UDI ayaa sheegtay in 190 qof ay soo dalbadeen sidii dib loogu celin lahaa Dalkooda.

UDI ayaa intaasi ku dartay in 24 qof oo kamid ah Dadkaasi ay kasoo jeedaan Dalka Somaliya kuwaasi oo codsigeeda soo gudbiyay.

Dadka dalbaday dib u celinta ayaa iskugu jira Dad dalkaasi ka heesta diidmo iyo kuwa kale oo arimo kale lagu heesto.

Dowlada Norway ayaa wada Qorsho ay dib ugu celineyso Qaxootiga Dalka iska dhiibtay kuwaasi oo laga caawinayo Lacago ay wax ku qabsadaan marka ay dalkooda dib ugu laabtaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here