20 Maarso ma la soo bandhigi doonaa mooshinka ku saabsan mideynta reeraha?
By • March 19, 2012

Sidii ay dhowr jeer ka dhawaajiyeen xisbiga Miljöpartiet iyo dowlada waxaa la filayaa in 20 Maarso oo ku aadan maalinta bari ah la soo …
![]() |
![]() |
By • March 19, 2012

Sidii ay dhowr jeer ka dhawaajiyeen xisbiga Miljöpartiet iyo dowlada waxaa la filayaa in 20 Maarso oo ku aadan maalinta bari ah la soo …
By • March 18, 2012

Idaacada Sverige (SR) ayaa wariye u dirtay magaalada Muqdisho si uu uga soo waramo xaalada amaanka ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka …
By • March 15, 2012

Laanta Socdaalka Sweden ayaa 200 oo qof ka soo qaaday xeryo ku yaala xuduuda u dhaxeysa Libya iyo Tunisia. Dadkaas ayaa u badan Soomaali iyo …
By • March 9, 2012

Dadka ku cusub Sweden ee u dacwoonaya caruurtooda ayaa la filayaa in la siiyo fasax ay ku booqdaan reerahooda iyaga oo aan lacagta laga …
By • March 5, 2012

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa abuurtay filimaan loogu tala galay magan galyo doonka cusub oo faahfaahinaya sida laysaga dhiibo Sweden. Filimaanta ayaa ku hadlaya …
By • March 2, 2012

Mid ka mid ah magangalyo doonka ku xareysan kaam ku yaala magaalada Surahammar ee gobolka Västmanland ayaa boolisku raadinayaan ka dib markii uu isku …
By • March 1, 2012

Baarlamaanka Sweden ayaa shalay ka dooday xaquuqda mideynta reeraha iyo sharciga u yaala midowga Yurub.
Mowduuca ayaa ahaa in lays waafajiyo sharciga u yaala guud …
By • February 29, 2012

Mayorka magaalada Katrineholm ayaa markale cadeeyay cunsuriyada uu ka aaminsanyahay Soomaalida mar uu wareysi siiyay telefishinka SVT.
Ninka lagu magacaabo Göran Dahlström oo ka tirsan xisbiga …
By • February 27, 2012

Laanta Socdaalka ayaa kor u qaaday tirada dadka la filayo in ay deganaansha ka codsadaan Sweden sanadka 2012 iyadoo taasi ay sabab u tahay …
By • February 23, 2012

Shirkada diyaaradaha ee Turkish Airlines ayaa bilowday in ay toos uga degto Ayroboorka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo isbuucii labo maalmood tagi doonta.
Guud …
By • February 15, 2012

Wiil Soomaali ah oo doonayay in uu dalxiis ku tago dalkaasi Mexico ayaa loo diiday in uu diyaarada raaco ka dib markii la sheegay …
By • February 7, 2012

Sida uu soo diray wariyaha Somaliska u jooga magaalada Addis Ababa ayaa safaarada Sweden ee ku taala dalkaasi Ethiopia waxay bilowday qaadiska dheecaanka DNA …
By • February 5, 2012

Barnaamijka caawa ee Hello Somaliska waxaan ku eegi doonaa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Sweden qaasatan mowduuca mideynta reeraha Soomaalida. Waxaan ku eegeynaa …
By • February 3, 2012

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa soo daabacday macluumaad ku qoran Af-Soomaaliga oo lagu faahfaahinayo go’aankii ka soo baxay maxkamada Socdaalka iyo isbedalka lagu sameeyay …
By • February 1, 2012

Dowlada iyo xisbiga Miljöpartiet ayaa qarka u saaran heshiis guud oo ay ka gaaraan mooshinka wax looga badalayo sharciga lagu mideynayo reeraha Soomaalida.
Mooshinka ayaa …
By • January 31, 2012

Dowlada Sweden ayaa sidii caadada u ahayd waxay qaxooti ka soo qaadaysaa xeryaha qaxootiga ee caalamka iyadoo sanadkaan si la mid ah sanadkii hore …
By • January 30, 2012

Saafara Sweden ay ku leedahay magaalada Nairobi ayaa joojisay qeybo badan oo ka mid ah shaqadeeda taasoo ay ku jirto dalabkii dacwada.
Warbixin lagu daabacay …
By • January 23, 2012

Laanta Socdaalka Sweden ayaa isbedel ku sameysay aragtideeda ku aadan Soomaalida iyo sida hada ka dib loola dhaqmi doono. Warbixin faahfaahsan oo ay bogooda …
By • January 20, 2012

Faahfaahin dheeraad ah ayaan ka helnay go’aankii maxkamada Socdaalka ay soo saartay doraad oo la filayo in uu si weyn wax uga badalo caqabadii …
By • January 19, 2012

Maxkamada sare ee Socdaalka (Migrationsöverdomstolen) ayaa soo saartay go’aan muhiim ah oo la xiriira awooda dheecaanka DNA-ga marka laga hadlayo dalabka degenaanshaha ee waalidka …
By • January 18, 2012

Wasiirka isdhexgalka Sweden Erik Ullenhag ayaa isbuucaan ku dhawaaqay in ay sameynayaan baaritaan ku aadan sidii kor loogu qaadi lahaa qiimaha dhalashada Sweden isla …
By • January 16, 2012

Isbuucii la soo dhaafay waxaan fursad ka helnay xisbiga Miljöpartiet in ay nooga jawaabaan 10 su’aalood oo ay soo diraan akhristayaasha Somaliska. ku dhawaad …
By • January 9, 2012

Dhowr maalmood ka hor waxaan la xiriiray Maria Ferm oo socod ku maraysa qeybo ka mid ah Sweden si ay ula kulanto Soomaalida. Maadaama …
By • January 9, 2012

Sweden ayaa degenaansho siisay dad gaaraya 93000 oo qof sanadkii la soo dhaafay balse tirada magangalyo doonka ayaa la sheegay in ay kala bar hoos …
Somaliska.com