Posts by Socdaalka

Diyaar ma u tahay in aad Somalia ku noqoto haddii lagu siiyo lacag gacan qabsi ah?

By Jimcale • May 11, 2013

Kamuunka Borlänge ayaa soo jeediyay qorshe ay doonayaan in lagu yareeyo tirada Soomaalida faraha badan ee ku nool magaaladaasi. Qorshaha ay soo dhaweeyeen inta …

Macluumaad ku saabsan sharciga Dublin iyo dadka faraha leh

By Jimcale • April 25, 2013

Isbuucii hore waxaan kulan la yeeshay Lena Rösell oo ah khabiir arimaha socdaalka u qaabilsan ururka Sociala missionen. Lenna oo aan ka wadahadalnay arimo badan …

Sweden oo safiir u magacowday Somalia

By Jimcale • April 18, 2013

Wasaarada Arimaha dibeda Sweden ayaa safiir cusub u magacowday Somalia. Safiirka cusub oo lagu magacaabo Mikael Lindvall ayaa ah nin mudo dheer ka soo shaqeeyay …

Caruurta oo loo fududaynayo sharciyada

By Jimcale • April 12, 2013

Dowlada Sweden iyo xisbiga Miljöpartiet ayaa heshiis ku gaaray in caruurta magangalyo doonka ah loo fududeeyo bixinta sharciga. Heshiiska ayaa ka dambeeyay ka dib …

Sweden oo sharciga u diiday dad sheeganaya in ay diinta Kiristaanka qaateen

By Jimcale • April 2, 2013

Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa Laanta Socdaalka Sweden sharciga u diiday ka dib markii ay sheegtay in sheekadooda aysan ahayn mid …

Shaqaale ka tirsan Laanta Socdaalka oo lagu hayo dambi baaris

By Jimcale • March 25, 2013

Dhowr ka mid ah shaqaalaha Laanta Socdaalka (Migrationsverket) ee magaalada Malmö ayaa waxaa ku socda dambi baaris la xiriirta sharciyo ay iibiyeen. Mid ka …

Billström: Si nacasnimo ah ayaan u hadlay [Video]

By Jimcale • March 22, 2013

Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström ayaa shalay si kulul suaalo looga waydiiyay baarlamaanka Sweden, iyadoo qaasatan jawaab laga dalbaday hadalkiisii qaabdarada ahaa ee uu …

Raysal wasaaraha Sweden oo canaantay wasiirkiisa Socdaalka

By Jimcale • March 19, 2013

Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa canaantay wasiirkiisa Socdaalka Tobias Billström ka dib markii ay isbuucaan la soo daristay fadeexad la xiriirta dadka sharci …

Wasiirka Socdaalka Sweden oo sheegay in xaalada Soomaalida aan wax laga badali doonin

By Jimcale • March 18, 2013

Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström oo isbuucii hore kulan la qaatay hay’adaha u dooda arimaha qaxootiga sida Röda Korset iyo Sociala Missionenayaa u cadeeyay …

Maxkamada Midowga Yurub oo laga yaabo in ay wax ka badasho heshiiska Dublin

By Jimcale • March 4, 2013

Mooshin cusub oo loo bandhigay maxkamada sare ee Midowga Yurub ayaa lagu dalbaday in wax laga badalo nidaamka Dublin ee sharciyeeya halka qofka soo …

Sweden oo markale Soomaali ka soo qaadaysa bariga Afrika

By Jimcale • February 28, 2013

Sweden ayaa sanadkaan waxay xeryaha qaxootiga ee ku yaala Bariga Afrika iyo Masar ka soo qaadi doontaa dad gaaraya 1 900 qof. Dadkaan la soo …

Ugaarsigii booliska oo fashilmay

By Jimcale • February 25, 2013

Ugaarsigii ay booliska Stockholm isbuucyadii la soo dhaafay ku hayeen dadka sharci darada ku jooga Sweden ayaa u muuqda mid fashil ku socda, ka …

Booliska Sweden oo ugaarsanaya dadka sharci la’aanta ah iyo cambaareyn loo jeediyay

By Jimcale • February 23, 2013

Dowlada Sweden ayaa booliska waxay amar ku siisay in ay dadka sharci darada ah wadanka ka saaraan. Amarkaas ayaa boolisku ku bilaabeen in ay …

Soo galooti badan oo isaga guuray Sweden

By Jimcale • February 21, 2013

Sanadkii la soo dhaafay ayaa Sweden waxaa soo galay tiradii ugu badnayd ee soo galooti ah ilaa 1994. Sanadkii 2012 ayaa waxaa Sweden soo …

Magaalada Borlänge oo sheegtay in aysan guryo u hayn Soomaalida la mideynayo

By Jimcale • February 18, 2013

Gudoomiyaha degmada Borlänge ayaa isbuucii la soo dhaafay warbaahinta u sheegay in magaaladiisa aysan qaabili karin qoysaska la mideynayo maadaama aysan guryo u haynin. …

Shacabka Sweden oo aan dhibaato u arag magangalyo doonka

By Jimcale • February 11, 2013

Baaritaan lagu sameeyay sida shacabka Sweden ay u arkaan tirada magangalyo doonka ayaa waxaa lagu soo bandhigay in  dadka Sweden inta badan aysan ka …

Xafiiska shaqada Sweden oo xarun ka furanaya Addis Ababa

By Jimcale • February 9, 2013

Xafiiska shaqada Sweden (Arbetsförmedlingen) ayaa qorshaynaya in ay xarun ka furtaan caasimada Ethiopia. Xaruntaan ayaa la sheegay in dadka ogolaanshaha la siiyay ee Sweden …

Raysal wasaaraha Sweden oo sheegay in aysan yareyn doonin tirada magangalyo doonka

By Jimcale • February 7, 2013

Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa wargeyska Dagens Nyheter u sheegay in aysan dowladiisu ka wada hadlin yareynta tirada soo galootiga, hadalkaas oo qilaaf …

“Macquul miyaa in reerkiisa loo keeno nin isagu cayr qaata?”

By Jimcale • February 3, 2013

Xisbiga Moderaterna (M) ee uu hogaamiyo raysal wasaaraha Sweden ayaa siyaasadooda doorashada 2014 ku daray sidii loo yareyn lahaa tirada soo galootiga. Wasiirka Socdaalka …

Dowlada Sweden oo adkaynaysa arimaha Socdaalka

By Jimcale • January 29, 2013

Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström ayaa ku dhawaaqay in ay wax ka badalayaan arimaha Socdaalka. Isbedalada wasiirku sheegay ayaa waxaa ugu weyn in dadka sharciga …

Maxkamada Socdaalka Malmö oo gacan furan

By Jimcale • January 28, 2013

Maxkamada Socdaalka ee Malmö (Migrationsdomstolen) ayaa la sheegay in ay ka gacan furantahay xaga sharci bixinta marka loo barbar dhigo maxkamada kale ee ku …

Qoysas badan oo la mideeyay iyo qaar badan oo diidmo laga safay [Video]

By Jimcale • January 25, 2013

Bilihii la soo dhaafay ayaa wadanka Sweden waxaa soo galay Soomaali badan oo lala mideeyay reerahooda kuwaasoo ku yimid ka dib isbedelkii lagu sameeyay …

9 bilyan oo lagu bixinayo arimaha Socdaalka

By Jimcale • January 18, 2013

Baarlamaanka Sweden (Riksdagen) ayaa dhawaan go’aamiyay in lagu bixiyo arimaha socdaalka lacag gaareysa 9 bilyan oo karoon sanadkaan.  Lacagtaas ayaa kala bar waxaa lagu …

Sweden oo bixisay sharciyadii ugu badnaa!

By Jimcale • January 5, 2013

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa sanadkii la soo dhaafay waxay bixisay sharciyadii ugu badnaa abid. Guud ahaan waxaa degenaansho la siiyay dad gaaraya  110,000 oo qof …

Somaliska.com