Finland oo adkaynaysa mideynta qoysaska soo galootiga
By • April 12, 2012

Dowlada Finland ayaa qorsheynaysa in ay adkayso mideynta qoysaska soo galootiga ah ka dib baaritaan cusub oo ay samaysay wasaarada arimaha gudaha.
Isbedelka lagu samaynayo …
![]() |
![]() |
By • April 12, 2012

Dowlada Finland ayaa qorsheynaysa in ay adkayso mideynta qoysaska soo galootiga ah ka dib baaritaan cusub oo ay samaysay wasaarada arimaha gudaha.
Isbedelka lagu samaynayo …
By • January 31, 2012

Mid ka mid ah maamulka Hayda Socdaalka Finland oo lagu magacaabo Matti Heinonen ayaa dhawaan booqasho ku tagay Somaliland halkaasoo uu heshiis kula galay dowlada …
By • December 20, 2011

Finland ayaa bixinaysa kaarar cusub oo deganaansho ka bilaabata sanadka soo socda kuwaasoo ay ku jiraan faraha qofka. Nidaamka hada laga isticmaalo Finland ee …
By • October 25, 2011

Mid ka mid ah xubnaha baarlamaanka ugu jira xisbiga cunsuriga ah ee True Finns kaasoo ka dhisan dalkaasi Finland ayaa dhaliyay qaylodhaan ka dib …
By • October 17, 2011

Xiisad colaadede oo salka ku haysa cunsuriyad ayaa ka dhalatay tuulo lagu magacaabo Lieksa ee dalkaasi Finland. Xiisadaan oo ka dhextaagan Soomaalida iyo dadka …
By • September 28, 2011

Booliska dalka Finland ayaa soo xiray gabadh iyo wiil Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay taageerayeen argagixiso. Ninkaan oo sanadkii 2005 soo galay Finland …
By • June 10, 2011

Mideynta reeraha Soomaalida ee Sweden ayaa guud ahaan joogsatay sanadkii la soo dhaafay iyadoo laga yaabo in wadadaas ay qaato dalka dariskeena ah ee Finland …
By • June 1, 2011

Dalka dariska la ah Sweden ee Finland ayaa ka bilaabata bishaan Juun waxa ay kaar aqoonsi oo gaar ah u sameynayaan dadka soo galootiga …
By • April 18, 2011

Shalay waxaa Finland ka dhacday doorasho taasoo isbedel weyn ku keentay siyaasada wadankaas. Xisbi ka soo horjeeda soo galootiga oo lagu magacaabo True Finns …
By • January 6, 2011

Hay’ada Amniga ee Finland (Supo) ayaa sheegtay in ay jiraan shaqsiyaad xiriir la leh Xarakada Al-shabaab oo wadanka Finland ku nool. Sida uu qoray …
By • September 1, 2010

Wasiirka Socdaalka iyo Arimaha Yurub ee dalka Finland ayaa sheegtay in ay baaritaan ku sameynayaan nidaamka ay soomaalidu u dalbadaan reerahooda ayadoo looga shakiyay …
Somaliska.com