Home Wararka Caalamka Xukun Xabsi oo lagu riday labo Qof oo ka Shaqeeya Adeega Shirkadaha...

Xukun Xabsi oo lagu riday labo Qof oo ka Shaqeeya Adeega Shirkadaha IPTV Network

0
PhOTO: TT

Labo qof ayaa lagu xukumay xabsi labo sano iyo lix bilood ah kadib markii lagu helay dambi ah inay jabiyeen sharciga xuquuqda daabacaada iyo ku xadgudubka xuquuqda daabacaada.

Waa xukunkii ugu horreeyay ee ku saabsan ku xadgudubka xuquuqda daabacaadda ee halista ah tan iyo markii sharciga la soo saaray 1 Sebtembar 2020.

Xaquuqda Daabacaada ayaa dhigaya in qofka uusan isticmaali karin Muuqalada Shirkado kale isagoo aan ka heysan idin.

Shirkadaha IPTV ayaa isticmaala adeeg dhanka internetka kaasi oo sababaha in qaab farii ah lagu helo Talafashino badan oo ka jira Dalka Sweden iyo guud ahaan caalamka kuwaasi oo raqiis ah.

Xukunka cusub ayaa saameyn ku yeelan kara shirkado badan oo ka shaqeeya wadankan kuwaasi oo qaab dhuumaaleysi ah ugu shaqeeya adeega IPTV iyagoo heysan ruqsad.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here