Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa.
Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray dhimista Canshuurta, Dhaqaalaha, Amaanka, Dambiyada iyo Difaaca.
” Ka hor Doorashada Sweden waxay heysataa Dhibaato waana lama huraan in isbadal Cusub la sameeyo” Ulf Kristersson ayaa warbaahinta u sheegay sidaasi.
Xisbiga Moderater-ka oo kamid ah Xisbiyada ugu weyn Dalka Sweden ayaa ah kuwa sida aadka loogu Saadaalinayo Doorashada Sanadkan iyadoo ugu wacantahay balanqaadka uu saneeyay.
Wararka kale ee Maanta
AD