Home Wararka Maanta Xaafada Kista oo Qof lagu toogtay

Xaafada Kista oo Qof lagu toogtay

0

Xaafada Kista ayaa Xalay lagu toogtay Wiil 20 sano jir ah kaasi oo dhaawac ahaan loogu tagay goob uu yaalay waxaa sidaasi warbaahinta u xaqiijiyay Åsa Wallentin oo u hadlay Booliska Stockholm gaar ahaan Waqooyiga galbeed ee Magaalada.

Abaaro 11-kii Xalay ayay aheyd markii Booliska uu soo gaaray Digniinta muujineysa in Toogasho ay ka dhacday Nawaaxiga Xaafada Kista.

Booliska ayaa intaasi ku daray in ay bilaabeen Baaritaan la xiriirra Dilka tooshada dhacay isla markana raadinayaan Dad goobjoog ah.

Wixii ku soo kordha lasoco

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here