Home Wararka Maanta Caasimada Germany oo gaari lagu jiirsiiyay Dad badan

Caasimada Germany oo gaari lagu jiirsiiyay Dad badan

0

wararka laga helayo Caasimada Germany ayaa sheegaya in Dad badan gaari la jiirsiiyay waxana Shilkaasi ku dhaawacmay 7 Qof oo ka agdhawaa Goobta Gaariga uu Shilka ku geestay iyadoo la qabtay Darawalka Gaariga.

Shilka oo dhacay maanta oo Axad ah galinka Hore ayaa waxa uu ka dhacay goob tareenada laga raaco oo u dhow Degmada Charlottenburg gaar ahaan Nawaaxiga Bahnhof iyadoo loo badinayay in Shilka uu Xiriir la leeyahay Falal Argigixiso.

Booliska Caasimada Berlin oo ka hadlay Shilka ayaa ugu horeen Sheegay in Shilka uusan Xiriir la laheen Arimo Siyaasad ama diin lakin waxay taasi badalkeeda Sheegeen in uu ahaa Darawal gaariga ku ka xeeyay Xawaare sare kuna adkaatay in uu Koontoroolo Gaariga.

Meel aanan Sidaasi uga Fogeen Halka uu Shilka ka dhacay waxaa horay uga dhacay Shil gaari oo ku dhinteen 11 Qof Shilkaasi oo salka ku hayay Argigixiso.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here