Home Wararka Caalamka Waalid Dhibaato u soo gaartay Caruurtooda oo Gaangiska ku jira, Waalidka Qaar...

Waalid Dhibaato u soo gaartay Caruurtooda oo Gaangiska ku jira, Waalidka Qaar oo bilaabay inay Dalka Iskaga baxaan

0
Foto Jessica Gow/TT

Mid kamid ah Dhacdooyinka ugu Adkaa ayaa dhawaan ka dhacay Sweden kadib Markii waalid ku sugan gurigooda Qarax loogu Diday Halka Boostada laga tuuro waalidkaasi oo u dhintay.

Falka kadib Warbaahinta ayaa baahisay in Waalidka loo bartilmaameyd saday sabab la Xiriirta in Caruurtooda ay ku jireen Kooxaha Gaagiska.

Iyadoo taasi ay jirto Waalid badan oo ku sugan Sweden ayaa bilaabay inay Dalka ka Baxaan iyagoo ka baqaya in dhibaato soo gaarto.

Waalidka qaarkood ayaa Caruurtooda waxay qeyb ka yihiin Kooxaha Gaagiska taasi oo Waxyeelo loogu geysan Karo.

Sanadkii ugu Danbeeyay waxaa Sweden ka bilowday Qaraxyo ay iskugu geysanayaan Kooxaha Gaagiska oo lala eegtay Guryaha iyo Dhismooyinka qaar ee la daganyahay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here