Laba qof oo kale oo la xaqiijiyey inay u dhinteen Convid 19- gudaha Dalka Sweden, sida ay sheegtay wakaaladda caafimaadka bulshada.
Tirada guud ee dhinashada ayaa mareysa 5,894 qof oo cudurka u dhintay halka qeybta Caafimaadka deg dega la dhigay tiro dhoor Qof ah
24 saac ee lasoo dhaafay 919 qof ayaa qaaday Xanuunka taasi oo Wadarta guud ka dhigeysa 98,451 qof .
Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa digniin ay soo saartay waxay ku sheegtay in Xanuunka uu dib u soo laabtay isla markana kordhayo.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD