Sweden ayaa markii ugu horeesay haweeney u magacowday qeybta amniga ee Säbo.
Charlotte von Essen ayaa loo magacaabay madax Cusub ee Amniga Hay’ada Säbo.
Charlotte von Essen waxay ahaan jirtay madaxweyne ku xigeenka Säbo sanadihii la soo dhaafay.
Magacaabista ayaana Sweden ka dhigeysa Taariikh ku aadan in Haawenydii ugu horeesay ee xilkaasi loo magacaabo.
Wararka kale ee Maanta
AD