Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iswiidhen waxay ku talineysaa inaan loo safrin gobollada Brest iyo Gomel ee Belarus iyo Belgorod, Voronezh iyo Rostov ee Ruushka, kuwaas oo xuduud la leh meelaha ay maamulaan gooni u goosadka ee bariga Ukraine.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD