Dowlada Sweden ayaa la tacaaleysa Xaalada Coronavirus ee ka jirta Wadanka waxaana ay soo bandhigtay Talaabooyin kala duwan madama 700 boqol ay mareyso dhimashada Corona ee wadanka.
Dowlada ayaa bilaabeysa Baaritaan ay iska kaashanayaan Shirkada Telia iyo Hay’ada Caafimaadka bulshada baaritaankaasi oo lagu sameenayo Taleefanada ay isticmaalaan dadweynaha
Labada Dhinac ayaa baritaankooda ku soo bandhigidoona baritaankaasi oo lagu ogaanayo sida Qofka uu u fidin karo Xanuunka Marka uu socdaalayo iyadoo taasi laga ogaanayo Taleefanka gaar ahaan qofka qaba Xanuunka Coronavirus.
Natiijadasi ay soo bandhigaan labada dhinac kadib Dowlada ayaa dadweynaha siineysa Tilaabo lagu yareen karo Xanuunka Coronavirus ee wali sii fidiya.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD