Home Wararka Maanta Sharci adkeenaya in Caruurta dib loogu celiyo Waalidkooda oo lagu heshiiyay

Sharci adkeenaya in Caruurta dib loogu celiyo Waalidkooda oo lagu heshiiyay

0

Xisbiyada Dowlada Sweden ayaa isku raacay sharci diidaya in waalidka dib loogu celiyo Caruutooda Sharciga ayaana dhigaya in la adkeeyo sida waalidka loogu celiyo caruurta ee maanta Dowlada isticmaasho.

Hogaamiyaha Xisbiga Moderater-ka ayaa warbaahinta u sheegay in Barlamaanka la horgeenayo Sharciga iyadoo aanan dowlada loo marin si loo meel mariyo kadibna loo dhaqangaliyo.

Sharciga ayaa lagu sheegay mid ilaalinaya badbaadada caruurta sida in ay la joogaan qoyska markaasi loo geeyo marka waalidka rasmiga kala kulmaan dhibaato kadibna laga qaado

in waalidka lagu adkeeyo dib ugu celinta caruurtooda ayaa timid kadib dhacdadii qabsatay Esmeralda oo aheyd gabar 3  sano jir oo dhimatay dayac ay kala kulantay waalidkeeda kadib markii dib loogu celiyay iyadoo laga soo qaaday qoys kale oo heestay waxana dhibkaasi uu ka dhacay norrkoping.

Sweden ayaa kamid ah wadamada u wanaagsan waalidka iyo caruurta marka loo eego kuwa kale ee yurub sida Norway iyo Denmark oo caruurta ka qaata waalidkooda.

somaliska Stockhom

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here