Home Wararka Caalamka Shaqaale ka tirsan Migrationsverket-ka oo hal maalin go’an ka gaartay 66 kiis

Shaqaale ka tirsan Migrationsverket-ka oo hal maalin go’an ka gaartay 66 kiis

0

mid kamid ah Shaqaale ka tirsan Hay’ada laanta socdaalka ee Sweden ayaa go’an ka gaartay 66 kiis hal maalin oo kaliya.

Ninkan ayaa Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka waxa uu u qaabilsanaa go’aanada laga gaaro dadka doonayo Ogolaashaha Shaqooyinka.

Sida uu qoray Joornalka GP ee Götenborg ninkan ayaa maalin kaliya waxa uu go’an ka gaaray 66 kiis waxana uu iskaga tagay shaqada laanta socdaalka isla xiligaasi sida hada ka shaqeeya Qeybta Booliska.

Hay’ada Laanta socdaalka oo Warbixinta ninkan la wadaagtay Booliska ayaa sheegtay inay kaga shakisantahay inuu qaatay lacago laaluush ah.

Joakim Zander oo u hadlay qeybta booliska ayaa sheegay in ninkan aan lagu helin wax dambi ah oo ku aadan inuu lacag qaatay.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here