ugu danbeyn Raisal wasaaraha Sweden Stefan ayaa maanta ku dhawaaqay xukuumadiisa Cusub ee uu soo dhisay.
Liiska Xubnaha Wasiiradaha Cusub ayaa ahaa kuwii hore mana jirin wasiir cusub oo ku jiray.
dhismaha Xukuumada ayaa ka dhigan in dib u soo laabatay dowladii hore isla markana wali ay jirikaraan Caqabadihii hore si loo xaliyo.
khilaafka Dowlada iyo Xisbiyada ayaa ka dhashay kireenta guryaha iyadoo Xisbiyada ay kasoo horjeedeen in shirkadaha loo fasaxo go’an ka gaarista kireenta guryaha.
Wararka kale ee Maanta
AD