Wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, ayaa qarax ka dhacay waqooyiga Uppsala ee Caasimada Stockholm.
-Qaraxa waxa uu ka dhacay bannaanka albaabka guri dabaq ah, sida uu sheegay afhayeenka bilayska Pelle Vamstad.
Waa xili hore in la sheego in qaraxa uu xiriir la leeyahay dambiyada ka socda wadanka sida ay booliisku sheegeen.
Booliska iyo kuwa gurmadka deg degga ah ayaa goobta tagay iyadoo aysan jirin qof ku dhaawacmay
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD