Muwaadin Iswiidhish ah oo loo aqoonsaday inuu yahay calooshood u shaqeyste ayaa lagu qabtay Warshada birta ee Mariupol ee Dalka Ukraine.
Xogta ku saabsan calooshood u shaqeystaha Swedish-ka ah ee la eedeeyay ayaa ah mid aan dhameestirneyn sida laga soo xigtay ilo-wareedyo Ruushka.
Sida laga soo xigtay warbaahinta Ruushka Ninkan ayaa ka qaybqaatay dagaalladii ka dhacay warshadda birta ee Mariupol. inkastoo isagu uu diiday arintaasi
Ninkan ayaanan la magacaabin mana jirto wax xaqiijin ah oo ka soo baxay Moscow oo ku saabsan isaga.
Wararka kale ee Maanta
AD