Meydadka Sadax ruux oo laga helay Waqooyiga Sweden Cimilada Barafka awged..

0

Xaalada cimilada xun ee ka dhashay barafka ka da.ay dhanka waqooyi ee Sweden ayaa keentay in ay dhintaan tiro dad ah kuwaasi oo la helay meydkooda.

Gobolka Västernorrland ayay ka dhacday mashaqada ku aadan roobabka xoogan ee ka da.ay waxaana dadka la helay laga helay banaanka ama guriga ay daganyihiin dadkaasi sida booliska magaalada uu u sheegay warbaahinta.

Dadka qaar ayaana looga digay in ay kasoo baxaan guryaha marka la eego barafka xoogan ee ka da.ay dhanka waqooyi ee sweden.

Booliska ayaa intaasi ku daray in dadka la helay meydkooda uusan ka muuqan wax dhaawac ah oo ku aadan in la dilay.

Mid kamid ah meydadka la helay ayaa laga soo baxshay gaari dhexdiisa dhibaatadan la xiriira cimilada barafka ayaa badanaa ka dhacda dhanka waqooyi ee sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here