Dowlada Sweden ayaa maanta siideesay Anna Lindstedt oo lagu heestay kulan qarsoodi ah oo la sameesay Dowlada China kaasi oo wasaarada Arimaha Dibada Sweden la socodsiin waxana arintaasi ka dhashay shaki la xiriira kulanka ay sameesay.
Maxkamada oo maanta u fadhiisatay kiiska Anna ayaa sheegtay in ay xurtahay isla markana loo heesan wax danbi ah waxaa kaloo maxkamada ay goobta ka cadeesay in Anna ay xaq u leedahay kulan ay sameesay kaasi oo keentay shakiga.
Sanadkii hore Anna Lindstedt ayaa xiriir hoose la sameesay nin ganacsade ah oo ku xiran Dalka China waxana xiligaasi ay dooneysay in ay ka caawiso imaantinkiisa dalka Sweden.
go’anka Maxkamada ayaana ka dhigaya in Annna ay tahay qof Dulim madama kulankaasi uu ahaa mid xaq ah.
Somaliska Stockholm