Home Wararka Caalamka Hoos u dhac ku Yimid Heerka Dhalmada Sweden

Hoos u dhac ku Yimid Heerka Dhalmada Sweden

0
Foto: Christine Olsson / TT

Hoose u dhac ayaa ku yimid heerka Dhalmada Dalka Sweden sida ay shaacisay Hay’ada Tirakoobka ee SCB.

Sanadkan sii dhamaanaya ku dhawaad 81,550 Caruur ah ayaa ku dhalatay waana tirada ugu hooseesay tan iyo Sanadkii 2000 Sida ay shaacisay Hay’ada.

Heerka Tirada ee Caruurta dhalatay ayaa hoos ugu dhacday 207 Caruur ah waana Warbixin laga soo aruuriyay 290 Degmo oo Dalka Sweden ah.

30 Degmo oo kamid ah Degmooyinkaasi ayaana hoos uga dhicin heerka dhalmada 10 sano ee lasoo dhaafay.

Hay’ada masoo bandhigin Sababo Cad oo muujinaya waxa keenay in hoos u dhacdo heerka dhalmada ee dalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here