Home Wararka Maanta Hadii aad diido Talaalka waxaad Bixineysaa 200kr Gobolka Kalmar

Hadii aad diido Talaalka waxaad Bixineysaa 200kr Gobolka Kalmar

0

Gobolka Kalmar ayaa bilaabay Qorshe Qofka uusan ku ogaan karin Nuuca Talaalka lagu talaalayo Madama ay jiraan Nuucyo kale duwan oo Talaal ah.

Hadaba Marka uu Qofka yimaado goobta Talaalka ayaa loo sheegidoonaa Nuuca Talaalka tusaale AstraZeneca oo dadka qaar aysan Rabin.

Marka aad ogaato Talaalka oo aad diido waxaa Xaafada kuugu soo dhaceysa Faktura 200kr oo ku aadan Booqashada goobta in Qofkaasi uusan imaan oo kale.

Astras oo kamid ah Dadka ku Nool Kalmar ayaa durba heshay Faktura 200kr oo ugu soo dhacday gurigeeda lakin waxay sheegtay in arintan ay dacwad ka gudbineyso.

Talaalka AstraZeneca ayaa laga joojiyay wadamo dhoor ah markii lagu arkay Calaamado ay kamid yihiin dhiig xinjirowga.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here