Jarmalka, Waxaa ku soo badanaya dadka aan haysan ogolaanshaha inay dalka ku sii sugnaadaan Sida ay baahiyeen Warbaahinta gudaha.
Ilaa hadda sanadkan, ku dhawaad 30 boqolkiiba dadkaasi ayaa la tarxiilay marka la barbar dhigo isla muddadaas sannadkii hore oo tiro ka yar la tarxiilay.
Dowladda Jarmalka ayaa dhinacyo badan lagu dhaleeceeyay siyaasaddeeda socdaalka ee Xiligan ka jirta Dalkaasi oo ah mid aad ugu adag dadka Qaxootiga.
Germalka ayaa kamid ah Dalalka ku wanaagsan Qaxootiga lakin Sanadihii ugu danbeeyay waxaa ka jira isbadal xoogan.
Wararka kale ee Maanta
AD