Hay’ada Ceemiska ee Dowlada Sweden ayaa Fududeeneysa Sharuudaha ama Shahaadaha looga baahan yahay Qofka Xanuunsada ee u baahan Mushaharkiisa iyadoo wax walbo laguugu dhameenayo Taleefanka mana u baahnidka kulanka dhaqtarka
Qoraal kasoo baxay Försäkringskassan ayaa lagu sheegay in Bishan 8 ilaa 15 aysan jirin Qof looga baahan yahay Sharuudo la xiriira Jiridiisa sida Warqada loo yaqaano (sjukintyg)
Dhanka Kale Waalidiinta la jooga Caruurta Xanuunsan ayaa igana laga Qafiifiyay Sharuudahaasi looga baahan yahay Qofka jirada iyadoo meesha laga saaray Caruurta.
Go’anka hay’ada ceemiska ayaa lagu sheegay mid la xiriira Cudurka coronavirus ee ka dilaacay Dalka
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD