hay’ada Ceymiskta Bulshada ee Försäkringskassan ayaa diiday codsi nin u dhashay Sweden kaasi oo Shaqo la’aan ahaa.
Ninkan ayaa shaqadiisa waayay sababo la xiriira Xanuun uu qabay waxana uu codsi u dirsay Försäkringskassan isagoo ka helay jawaab diidmo ah.
ninkan oo 37 sano jir ahaa ayaa mudo 7 sano shaqeenayay lakin Xanuunka ( depression) ayaa keentay in uu shaqo la’an noqday.
Codsiga oo laga soo diiday ayaa keentay in mudo sanad ah uu shaqo la’aan noqdo.
Sababta Fredrik Fagerström loogu diiday Codsigiisa ayaa lagu sheegay in uusan xanuunkiisa ku wargalin qeybta ceymiska bulshada.
Sweden waa in aad qeybta ceymiska ku wargalisaa marka aad xanuusato in aad u hesho lacagta shaqada oo laga jaway 20 boqolkiiba.
Somaliska
Wararka kale ee Maanta
AD