Dowlada Austria waxay sheegtay Isniinta maanga inay eryayso diblomaasi Ruush ah oo ku xad gudbay Dalkooda, taas oo keentay in Russia uu dhankiisa soo eryo dibloomaasi u dhashay Austaralia taas oo jawaab u ah.
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Austaralia ayaa sheegtay in ergayga Ruushka lagu amro inuu baxo maadaama dhaqankiisu uusan waafaqsaneyn heshiiska Vienna ee Xiriirka Diblomaasiyadeed, wakaaladda wararka ee Austria ayaa werisay.
Faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan sababaha cayrinta lama bixin.
Wargeyska Kronen Zeitung ee Austria ayaa sheegay in diblomaasi Ruush ah lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa basaasnimo dhaqaale muddo sannado ah shirkad teknolojiyad ah oo uu caawiye ka ahaa muwaadin Austrian ah.
Copyright Ronald Zak/AP
Warbaahinta ayaa sheegtay inuu heysto ilaa iyo Sebtember kowdeeda inuu baxo.
Somaliska Austia
Xigasho/Euronews