Home Wararka Caalamka Dhimista Saacadaha Shaqada oo uu balan-qaaday Xisiga Socialdemokraterna

Dhimista Saacadaha Shaqada oo uu balan-qaaday Xisiga Socialdemokraterna

0

Xisbiga S ayaa soo dhaweeyay in la dhimo saacadaha shaqada ee Wadanka iyadoo aanan isbadal lagu sameemin mushaharka uu helayo qofka shaqeeya.

Annika Strandhäll oo ka tirsan Barlamaanka Sweden isla markana matasha Xisbiga S ayaa sheegtay in ay dhiirogalin ka heleyso waxa hada ka socda yurub inteeda kale ee ku aadan dhimista saacadaha shaqada.

Bisha May ayaa la filayaa in Barlamaanka loo soo bandhigo iyadoo ah qaab soojeedin ah hadii leesku raaco sidaasi lagu gudo galo.

Xisbiga S ayaa balan-qaad sameeyay inuu isbadal ku sameenayo Sharciga Shaqada iyo saacada Shaqada hadii uu doorashada ku soo boxo Sanadka 2026.

Wadamada Yurub ayaa wada qorshe lagu dhimayo saacadaha shaqada madama dadka qaarkood ay ku dheertahay saacadaha shaqada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here