sanadka soo socda, Denmark waxay fursad u heli doontaa inay qaabisho ilaa 500 oo qoxooti ah, sida ku xusan sharciga maaliyadeed ee 2021 .
40 milyan oo koron ayaa loo qoondeeyay, laakiin dhinacyada heshiisku kuma heshiin dhab ahaan tirada qaxootiga ah ee la qaabilayo.
Heshiiska ayaa ah in dowlada bartamaha sanadka 2021 ay UN-ka u sheegto sida iyo ilaa heerka ay Denmark kaqeyb galeyso barnaamijka qoondada qaxootiga.
Dalalka Yurub ayaa sanadkasta waxay Qaxooti kasoo qaataan wadamada Caalamka gaar ahaan Africa kuwaasi oo dib u dajin loo sameeyo Denmark ayaana qeyb ka ah.
Qaxootiga la filayay sanadkan ayaanan soo gaarin Yurub taasi ayaana keeni karta in wado badan oo yurub ay Qaxooti badan kasoo qaataan dhanka UN-ka.
Somaliska Copenhagen
Xigasho/DK
Wararka kale ee Maanta
AD
My name is ilyaas maxamed askar ilife in hargaysa somalia school higher truck driver man Halmaal2045@gmail.com