Booliska oo soo saaray Tirada Dadka la Musaafurinayo ee Laanta Migrationsverket-ka u soo gudibisay
Sannadkii 2021, in ka badan 10,000 oo warbixinno booliis ah ayaa lasoo saaray kuwaasi oo la baadi goobayo kaddib markii ay heleen go'aan masaafurin,...
Sharci Cusub: Qofka Diida Talaalka oo Lagu Ganaaxayo 36,000 kun oo Corona Dalka Austria
Laga bilaabo Febraayo 4, sharci cusub ayaa ka bilaabanaya Austaria , dadka diida in la tallaalo ayaa bixinaya ganaax gaaraya 3,600 euros ($ 4,100) laga...
Caasimada Stockholm oo lagu qabtay Mudaaharaadyo looga soo horjeedo Shahaadada Talaalka
Dhowr kun oo qof ayaa isugu soo baxay bartamaha Stockholm si ay uga mudaaharaadaan cadeymaha tallaalka ee lagu xirayo dadka.
Waxaa mudaaharaadka soo qabanqaabiyay ururka...
Hay’adda Caafimaadka oo soo saartay Dadka Qaadanaya Talaalka Afaraad iyo Waqtiga ay Qaadan karaan
Hay'adda caafimaadka dadweynuhu waxay ku talisay in dadka qaangaarka ah ee qaba difaac la'aantu ay qaataan qiyaasta afraad ee tallaalka Corona saddex ilaa afar bilood ka dib...
Hay’ada Caafimaadka Sweden oo badashey Sharciyada Karantiilka iyo Kuwa Shaqooyinka ee Dadka Xanuunka Qaba
Dowlada Sweden ayaa guud ahaan isbadal ku sameysay Xeerarka dhanka karantiilka ee wadanka ka jira oo saameyn xoogan ka dhalatay.
Sharciyada iyo Xeerarka la badalay...
Xuseen oo Dalka laga Masaafurinayo kadib 10 Sano oo uu ku noolaa
Ka dib in ka badan toban sano oo uu Iswiidhan ku qaatay Ramiz Hussain oo ah xirfadle hindise app-ka ah, ayaa hada lagu amray...
Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Kordhinta Sharci horay u jiray oo Corona ku aadan
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa go’aamiyay in la meel mariyo soo jeedinta dowladda ee ah in la kordhiyo sharciga cudurrada faafa ilaa 31-ka May.
Sidoo kale, baarlamaanka ayaa...
Macluumaad ku saabsan Sharciga EBO ee Dowlada Sweden joojineyso
Dowlada Sweden gaar ahaan Raisal Wasaaraha Dalka ayaa ka dhawaajisay dhawaan inay dooneyso meesha inay ka saarto sharciga EBO kaasi oo ay ku tilmaamtay...
Sweden oo maanta Joojisay Xayiraado ka jiray dhanka Xadka Dalka Norway
Dowlada Sweden ayaa maanta bilowday inay joojisay xayiraadaha ka jiray xadka dalka Norway gaar ahaan dadka soo galaya dalkan.
Qof Walbo oo soogalaya Xadka Sweden...
Maxamed: Go’an Adag ayaa qaatay si aan u helo Sharci Deganaansho oo 8 Sano...
Kumanaan dad ah ayaa ku soo jabay dalka Sweden sanadkii 2015 markaasi oo Qaxooti badan soo galeen Qaaramada Yurub Dadka xiligaasi waxaa kamid ahaa...